Su,aasha aad qabto iyo casharka kugu adkaado waxaa si toos ah u waydiin kartaa macalinka adigoo fariin ugu diraya lambarka whatsappka ama telegramka

Koorsada waa ay diyaarsantahay ma jirto waqti go,an oo casharada la qaato 

Waqti walba aad jaanis hesho ayaa casharada qaadan kartaa

Sida aad ku bixin karto qiimaha koorsada waxa aad ka heli doontaa lambarka whatsappka aad iska diiwaangalinayso

haa waxaad qaadan doontaa shahaado cadaynaysa in aad dhamaysay koorsada aadna aqoon u leedahay xirfada aad baratay